War Deg Deg Ah: Wasiir Cadaani Oo Lagu Dhex Garaacay Magaalada Burco Iyo Cida Garacaday Iyo Xaaladiisa

Date:

Warar Lagu Kalsoon Yahay oo naga soo gaadhaye dhank iyo xarunta gobalka togdheer aya waxa ay sheegayn inu wasiirka warfafinta jsl Mr Cismaan Cabdillahi Saxardiid Cadaaniga oo iska soo xaadiriyey Goob aan laga fileyn oo u ku shirinyey Wasiirki Hore Ee Arrimaha gudaha jsl Mr Duur

Shir Duceed Aan laga filyen oo xalato ku qabsoomey Magaaladda Burco oo u soo abaabulay wasiirkii hore ee arrimaha gudaha jsl Mr Duur oo ay jilbaha isku astaan Beel-Weynta Habar Yoonis oo say u dhan yihiin Cuqaashooda iyo wax-garadka reerkoba ay iskugu biyo shubtan xisbiga waddani

Aya waxa Ku Soo Dhex Dhacay shirka Wasiirka Warfaafinta Mr cismaan Cabdillahi Saxriid oo gudaha hore u soo galay shirka oo Yidhi ha la joojiyo shirka isla markana waxa u kacay oo ay qacmaha hore iskula tagan mar duur oo ka tirsan xisbiga waddani

Isla markana waxa kala qabtay odayaashi iyo wax-Garadkii Beesha oo cumaamado  la dhacay labadoodaba shirkiina u barta ku kala Kacay

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...