Warar Lagu Kalsoon Yahay oo naga soo gaadhaye dhank iyo xarunta gobalka togdheer aya waxa ay sheegayn inu wasiirka warfafinta jsl Mr Cismaan Cabdillahi Saxardiid Cadaaniga oo iska soo xaadiriyey Goob aan laga fileyn oo u ku shirinyey Wasiirki Hore Ee Arrimaha gudaha jsl Mr Duur
Shir Duceed Aan laga filyen oo xalato ku qabsoomey Magaaladda Burco oo u soo abaabulay wasiirkii hore ee arrimaha gudaha jsl Mr Duur oo ay jilbaha isku astaan Beel-Weynta Habar Yoonis oo say u dhan yihiin Cuqaashooda iyo wax-garadka reerkoba ay iskugu biyo shubtan xisbiga waddani
Aya waxa Ku Soo Dhex Dhacay shirka Wasiirka Warfaafinta Mr cismaan Cabdillahi Saxriid oo gudaha hore u soo galay shirka oo Yidhi ha la joojiyo shirka isla markana waxa u kacay oo ay qacmaha hore iskula tagan mar duur oo ka tirsan xisbiga waddani
Isla markana waxa kala qabtay odayaashi iyo wax-Garadkii Beesha oo cumaamado la dhacay labadoodaba shirkiina u barta ku kala Kacay