Deg Deg: Samaale Iyo Maxamed Biixi Oo Dalka Ku Soo Rogaal Celin Doona Goor Ay Arrimaha Siyaasado Meel Xasaasi Ah Tagantahay

Date:

Deg Deg: Samaale Iyo Maxamed Biixi Oo Dalka Ku Soo Rogaal Celin Doona Goor Ay Arrimaha Siyaasado Meel Xasaasi Ah Tagantahay

Waxa foode iinagu soo haysa Doorashadii iyo olalahii oo imika si rasmi ah uga sii curtay gobalka togdheer  ay waxa dalka dhawaan ka soo dagi doona madaxa ololaha xisbiga kulmiye Cabdicasiis maxamed Samaale Iyada oo dhanka Waddani u ka maqan yahay Maxamed biixi Yoonis oo u dhawaan Dalka Iman Doono

Siyaasintan aya waxa si weyn loga sogay garoomada ay ciyaarto ka sii curatay ee togdheet inkasto oo ay imika burco oo kala xidhay Hoggamiye Xirsi oo ad uga dhex muuqdo saxada garoonka siyaasada

Balse Siyaasintan aya waxa la filaya inay waxyaabo badan ka bedeli Doonan Arrimaha Siyaasada Ee Reer Habel Dhaafi wayday Ee Qabyaalada Ku Abtirsatay

Siyaasi Samaale aya wxaa hore loga baratay inu yahay nin aqoon badan oo garti leh iyo maxamed biixi yoonis oo isaguna waayo aragnimo u leh dhanka ololaha

Bslse Lanadan Siyaasi Yaa Ku Badani Doona Dhanka Loolanka Iyo Arrimaha Siyaasada Sanmaale Vs Maxamed Biixi Yoonis U Code

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...