Xildhibaan Cabdikariim Xuseen (Cabdi-waraabe) ayaa ka hadlay sicir-bararka xadhkaha goostay ee dalka ka jira ee saameyey dadkii danyarta ahaa ee Somaliland, Sidoo kalena waxa uu fariin u direy shacacbka gobolada Togdheer iyo Maroodi-jeex ee ay ka bilaabmatay qaadashada kaadhadhka codbixyayaasha ee doorashooyinka.