LAYAAB: Wiil 16 Jir Ah Oo Guursaday Haweenay 71 Jir Ah !!

Date:

Wiil u dhashay Dalka Indonesia oo da’diisu tahay 16 sano jir, ayaa Guursaday Haweenay  aad uga da’wayn oo 71 sannadood jir ah, ka dib markii ay u ku hanjabeen inay Nafta iska jari doonaan haddii Qoysaskoodu ka horyimaaddaan ama diidaan Guurkooda.

Islaantan 71-jirka ah, ayaa labada Qoys ee ay ka soo jeedaan iyada iyo Wiilka 16-jirka ah ee ay isguursadeen, waxay ugu hanjabtay in haddii la isu diido in ay is guursadaan amase  cid ka mid ah labadooda Qoys ay hor-istaagaan guurkooda ay qudha iska jaro doonto oo ay is-dili doonto.

Haddaba, Da’da u dhaxaysa Wiilkan iyo Gabadha ay is-guursadeen, ayaa ah 55 sannadood oo ay Gabadhaasi ka weyntay Wiilka Saygeeda noqday. Hase-yeeshee, farqiga da’da ee u dhexeeya labadooda wax saamayn ah kumuu yeelan Wiilka.

Wiilkan oo magiciisa la yidhaahdo Salaamaat Rayaadi, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay Guurka iyo noolosha uu la wadaagay Ruuxiya. Guurkan ayaa waxa uu noqday mid ka yaabiyay dadka ku dhaqan Tuulada Bakarangendah ee ay ka soo jeedaan labadooduba ee dalka Indunuusiya.

Arooska labadan lamaane ee aadka u kala da’da wayn, ayaa ka dhacay Aqalka Hoggaamiyaha Tuuladaas oo magiciisa la yidhaahdo Cosoio, waxaanu Mr Cosoio u sheegay Warbaahinta in labada Lammaane ay ku hanjabeen in ay qudha iska jari doonaan haddii aanay is-guursan oo la isu diido ama guurkooda la carqaladeeyo.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...