Dhakhaatiir Ciyaar Daawanaya Iyaga Oo Qaliin Ku Guda Jira!

Date:

Dhakhaatiirta Dalka Chile qaarkood ayaa ku tallaabsaday arrin aan hore dunida loogu arag, taasi oo ah in mid ka mid ah dhakhaatiirta ugu waaweyn Dalkaasi isaga oo ku guda jira qaliin uu haddana daawanayey Ciyaartii dhex martay Xulka Qaranka Dalkiisa iyo Dalka Portuguese-ka ee ay guushu ku raacday Xulka Dalkiisa.

Arrintan ayaa si aad ah waxay bulshada reer Chile uga dareemeen muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada oo muujinayay in dhakhaatiirtu ay qolka qaliinka dhigteen Tv ay ka daawadaan ciyaarta iyaga oo ku guda jira Qaliinka, muuqaalkan ayaa waxa ka dhashay muran aad u badan, halka dad badan oo dalkaasi u dhashay ka xumaadeen baahinta muuqaalkaasi iyo dhakhaatiirta muujiyay masuuliyad darrada ee iyagoo qaliin ku guda jira dhinacna ka daawanaya ciyaar.

Mid ka mid ah madaxda hay’adda caafimaadka Dalkaasi oo la yidhaahdo Carla Roblar waxa uu warbaahinta Dalkaasi u xaqiijiyay in si toosa loo maxkamadayn doono dhakhaatiirta arrinkaasi aadka u foosha xun ku kacday xilli ay qaliin ku gudo jireen. Sidoo kalena waxa uu sheegay inay muujiyeen masuuliyad darro aan marnaba loo dul qaadan karin.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...