Wasiirka diinta iyo aw qaafta Somaliland sheekh khaliil Axmed ayaa waxaa uu ku dhawaaqey in ay maalinta bari ay tahay ciid ka dib markii curashada bisha shuwaal lagu arkay deeganka Adhi Cadeeye ee gobalka Sool