Somalia: Maayirkii Magaalada Muqdisho Oo Geeriyooday.

Allaah unaxariiste waxaa goor dhawyed geeriyooday guddoomiyihii gobolka Banaadir Injineer Cabdiraxmaan Cumar oo ku magac dheeraa Injineer Yariisow kaasi oo ku dhaawacmay qarixi toddobaadki la soo dhaafay ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Dhawaaca guddoomiye Yariisow ayaa toddobaadkii hore loo qaaday dalka Qadar si loogu soo daweeyo.

Comments

comments