Deg Deg: Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Jabhada Cusub Ee Gobalka Sanaag Ee Ay Ka Danbeyso Maamulka Puntland
Wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxaa uu ka Hadley jabhad lagaga dhawaaqey magaalada Laasqoray ee gobalka Sanaag
Wasiirka ayaa sheegay in ciidanka jabhadaasi ay ka tirsan yahiin ciidamada Somaliland isla markaana aaney wax dhibaato ah laheyn
Sidoo kale wasiirul dawlaha ayaa waxaa uu sheegay in wasiiro dhawaan tagay magaaada Saylac ay soo dhameeyen khilaaf ka tagnaa xildhibaanada golaha deeganka magaalada Saylac oo Maayar Cusub Doortey