War Deg Deg Ah: Khilaaf Ka Dhex Qarxay Xukuumadda Iyo Muuse Biixi Iyo Waxa U Daaran Yahay

Date:

Xukuumada soomaalind madaxwayne Siilaanyo iyo Muuse buuxi oo dhabarka u sii jeedi yay ka garnaqa iyo ugurmadka iyo taageerada caruurtii sheekh Ibraahin Sh Yuusuf Sheekh Madat oo Sheekhal Baladkii Caasimada Hargaysa mudo bilaba ugu xidhanyahay Saldhuga Ibraahin Koodbuur arintaasi oo aaanku koobnayn reer iyo qabiil ee Sheekh Madar Iyo Awlaadiisu waa Culimadii wadankan diinta usoo dagaalamay isla markaana tacabka badangaliyay waa tiurar ducayeelo ah oo aanaan difaacooda iyo dareenkooda cidna uga fasax qaadanayn waxaana cad inay jiraan gacmo cadaw u ah diinta iyo dariiqada iyo dadnimada oo doonaya xadhiga iyo iskudurka caruurta Awliyada waxaanan gacmahaas qarsoon ee xagadanbe ka feedhaya caruurta usheegaynaa inay if iyo aakhuraba eedi doonaan cudkastoo siguracan uga muraadsada .

Waxaa gadaba ceeba in Madaxwayne siilaanyo iyo wadaadka hada u sharaxan aXisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdiba iyagoo og sheekhal baladkii hargaysa oo xidhan Sheekh Farxiye Sh Ibraahin Sheekh Yuusuf Sh Madar inay iska dhigayaan rag aan maqal masoo booqdaan uma duceeyaan umana murugoodaan dhashaa awliyada ee ciilka iyo cadhada ugu xidhan saldhiga Ibraahin Koodbuur waxaanan leenahay muusaw canaan kayaab reer madooje ilaahay iyo umadiisukaa aqbalimaayaan waa arin reeroo magalayo waxaan kuusheegayaa reer sheekh madar qabiil maaha ee dadqaranka hantigashaday haday sidiina ushaqaysanayaan waa hiray tijaaradka dhargilahaayeene dalkay u horushoobeen sidaas daraadeed kaa soconmayso musharaxbaan ahay adoo og murugada reer sheekh madar siilaanyana waxaan leenahay maalinkastoo uu xidhanyahay sheekhal baladka hargaysaad adna waa kugu ceeb waxaanay u egtahay in xukuumadaadu kujirto aargoosi siyaasadeed ooku aadan doorashadii lagaa helay sheekh ibraahin sheekh yuusuf aad ku eedaysay in odayaal la dhaqdhaqaajiyaye iskadul qaad ceebta arintana habdawladeed ugal oo waxay kamaaransan waydaba si madaxwayne nimo ugal

Waxaan uguducaynaynaa cidkastoo si qaloocan ugujirta arunta reer sheekh madar inay ilaahayka baqaan farahana kala baxaan
Cidkastoo ka murugaysan xadhiga iyo caloolxumadana waxaan leenahay wada murugada waad guulaysanasaane

Fg.dadka waxaa jura dad qabiila oo aan arimahooda la galin laakiin hiilka iyo murigada reer sheekh madar cidna uga fasax qaadan maayo waana dad heer qarana difaacooduna waaba diin waanankudul dhimanaynaa

Xigashoo  Wariye Aadan Cabdi Ciidle

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...