Deg Deg: Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo Oo La Filayo Inu Mudo Kurdhin Saddeexad Iyo Sababata

Date:

waxaa maalin dhow heshiis wada gaadhay somaliland iyo maamulka khaatumo state  ka dib shirar badan oo  mudooyinka ka socon jiray magaalooyinka adis abab iyo jabuuti ka dib waxaa mudooyinikii ugu daneeyay hargiesa ku sugna hogaamiyaha dib wareega khaatumo state waxaa shirar uu lahaa maamul iyo madaxda somaliland kuwaasi ay ka wada hadleen sidii heshiis rasmi ah loo wada gaadhi lahaa waxaan shirkaasi ka soo baxay qodobada muhiim u ah lababada dhinnca mid ku qanco hadii ay somaliland ku horayno qodabad ay ku qanacsan yihiin waxaa ka mid in midimadiii iyo wada lahaanshiyaha somaliland loo sinaado in dastuurka somaliland loogu noqdo oo dib loo furo waxaa kale dhinca khaatumo ku qanacsan yhiin in guud ahaan la badalo qaabdhismeedka somaliland ku salaysan tahay oo dib loogu noqdo si loo helo saami qaybi ku dhisan beelaha somaliland kaasi oo hada ah mid dhinca kaliya u raran waxaa arintaasi keenaysa in saami qaybsi gaasi lagu heshiiyo in wax badan ay is badalaan sida ay maanta yihiin waxaana lagu wadaa in mar kale la isku yimaado 10 bisha july 2017 shir kale oo magalada burco ah oo lagu wada hadalada socoda hadaba waxaa dhici kara hadii lagu heshiiyo in dib loo furo dastuurka somaliland

  1. hadii  dastuurka la furo oo dib u eegis lagu sameeyo in ay is badalaan dhamaan haykal dowladanimo ee hada somaliland ku shaqayso sida madaxwayen iyo ku xigeen kiisa arinaasi oo samayn ku yeelan doona beelaha somaliland oo ku dhaqma qaab mudo soo socday kaasi ah in hadii beelaha isaaq xil qabtaan samaroon ku xigeen yeelan doonta hadii samaroon madaxwayne yeelatana isaaq ku xigeen lahaa hada hadii beelaha harti bari somaliland soo galaan saami qaybisag waxaa is badali doona habka siyaasida guud ahaan waxaan iman karta in laba madaxwayne ku xigeen la sameeyo
  2. waxaa iman kartaa in qaabdhismeed xisbiyga somaliland oo ku dhisan saami gaasi hore ee laba beelood in iyaduna ay is badasho oo saamigii beelaha bari somaliland lagu soo daro ka dib waxaa iman karta in shirwayanahaashii xisbiygadi qabsadeen dib loogu noqdo
  3. waxaa iman kartaa hadii heshiis dhab ah la gaadho in musharaxiintu is badal ku yimaado waayo waxaa la galayaa shirwayne kale oo dib habayn lagu samayn karo waa wada kaliya ee heshiis rasmi ah lagu  gaadhayo waa hada maxaa filan karnaa maxaa dhici kara hadii heshiis kaasi dhaco in wax badan is badali doonaan hadii allaha idmo
Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...