Waxa Caawe Ka Da,ay Gabilay roobab laxaadle O kad ay ilaa wajaale ayaa waxaakudhinatay degmada waaale laba ciayaala oo uukusoo dhacay xadhkaha shirkadahan laydhka ee bahaloobay ee dadkooda masaakiinta ahku laayay xadhko aykuhayaan baaldacao qoryo itaal daran oo dabayshu kolba dhan uwadato waxanay markiiba ku horoshoobeen dab maayado ah oo marayay axdhkahaasi
Dhulka kale ilaa banka wajaale waxaa kaday roobaab aadloogu doogsaday hase ahaatee roobkaas kaday degmada wajaale ayaa lahaa wabayl xoogan oo soodaadisay xadhkahii laydhka iyo sandaqadahii meheradaha u ahaa dadka danyarta dhulka qodaalaka ah ee gobolka gabialay ayaakudoogsaday roobab fiican oo ayku qoteen beerahoodii
Waxaan haba yaraatee looqodin halbesr oo qudha oo ay hayad iyo dawlad midna u qodin sida ay xukuimada soomaaliland kaga giratay dadka inay u qodayaan beerahooda taasi oo kubeenawday gacantii dawlada soomaalilnd oo kunjeer kuhadaaqaday inay dawladu uqodayso beerha una xidhayso balayada iyo dooxyada taasi oo noqotay hal bacaad lagu lisay dadkiina lacagtii sibeen abuura lagaa qaatay