Madaxweynaha Jumhuuriyada Somaliland Md amed maaxmed Maxamuud Siilaanyo oo maalinta Bari ah safar ugu bixi laha Dalka Imaaradka Carabta ayaa waxa si Drg Deg ah Ugu Yeedhay Dalka Ahlu Baydka Ee Dawlada Sucuudiga.
Damaca dalka Sucuudiga ayaa ah mid arrimo siyaasadad Ku Salaysan Duulimadad Hawad Sare Ee Somaliland Iyo la Dagaalanka Cirka Ee Qatar Airweys waxan Daba Ka Wadda Imaaradka Carabta
Faaidooyinka Somaliland Ugu Jira aayaa Noqday Qaar Aqoonsi Mug Leh oo ay ka heshay Dalka Sucuudiga, Iyada oo u sucuudigu uu Aqoonsaday Dawlada Jirta Oo Madaxbanaan ayaa waxa u si xor ah Qofkak Haysta Passaporta Ka Somaliland Ugu Xaji Kara Cimrada Isaga Oo ka maarmayah Passaporta Ajnabi Iyo Wixi la hal maalaba
Sido kalana sucuudiga ayaa ka caawin Doona Ciidamada Cirka Iyo Meel Gashiga Dhulkaba Iyo Wadooyinka
Madaxweyne Siilaanyo ayaaa sido kala soo mari Doona Dalka Imaaradka Carabta Isaga Oo U Tagi Doona Dalka Sidi u Arrimaha siyaasada Iyo Saldhiga Milatery Usoo Meel Marin Leh
Somaliland ayaa kaga Faaidaysatay Diidmadii Xukuuamadda Farmaajo u ku diiday Wasiirada Sucuudiga qadarka Lacagta ah oo u farmaajo ku qacan saydhay ayaa dawlada sucuudigu ku siisay aqoonsiga Somaliland