Sidee Qofka Soomani Uga Dheeraan Karaa Harraadka !

Date:

Jidhku waxa uu u baahan yahay biyo badan gaar ahaan bisha Ramadaan ee la sooman yahay, haddaba markay bisha ramadaan kusoo beeganto xilli xaggaa ah waxa kor u sii kaca baahida uu jidhku biyaha u qabo iyo in jidhku iska caabiyo harraadka, waayo waxa uu qofku soomanaanayaa in ka badan 12 saacadood, Haddaba, waxa uu jidhku u baahanayaa xilliga afurka inuu helo biyo ku filan si uu u soo ceshado biyihii uu muddada 12ka saacadood ah u baahnaa, sida dhabta ah haddii uu qofku xilliga afurka cabo biyo aad u badan waxa uu dareemayaa culays xad dhaaf ah, laakiin si uu qofku iskaga caabiyo harraadka uu dareemayo inta uu soomanyahay waxa habboon in xilliga afurka uu cabo biyo ku filan oo aan xad dhaaf ahayn,  waxaana habboon inuu qofku cabo sharraabka dabiiciga ah ee kala duwan xilliyada afurka, arrinta aad ugu habboon ee ay tahay in lagu dedaalo sidii Nebigeena Muxamed NNKHA uu inagu dardaaray in suxuurta dib loo dhigo in ummaddiisu ay khayrka ku sugnaanayso inta ay afurka dedejinayaan, suxuurtana dib u dhigayaan waana habka uu qofka soomani kaga dheeraan karo harraadka xad dhaafka ah.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...