Ila Waraado Lagu Kalsoon Yahay oo naga soo Gaadhayah Dhanka Iyo Qasrigga Madaxtooyadda Jsl Ayaa waxa la sheegay Inu Siyaasi Ismaacil Hure Buuba U Maanta Si Lama Filaan ah uga Dhex Hilaacay Qasrigga Madaxtooyada Jsl
Iyada oo ahayd Maalin Dhawayd Markii Siyaasi Ismaacil Hurre Buuba Laga Soo Celiyey Madaarka hargeysa ayaa wax u maanta ka dhex onkoday qasrigga madaxtooyada oo u doontay Passport-kiisa U ku tagi ,
Iyada oo safarkiisan ay ku dhinac taagnyah wiilka u adeer ka u yahay ee la yidhiahdo Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buub oo ah afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani
Sida Loo Xaqiijiyey Bahda Shabakadda Wargane ayaa sidan ah, hadaba qasrigga madaxtooyad aya si badhaadh ugu Caragsatay Siyaasi Ibraahin Mahdi Buuba Passport-kiisa Oo ay ku Yidhadaan Iska Qaado Passport Somalilander guur ay ka dhantahay Siyaasi Buuba