War Deg-Deg: Farmajo oo garay Kismaayo

Date:

Wafdi uu hogaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta gaaray magaalladda Kismaayo ee xaruunta gobolka Jubbada Hoose.

Ammaanka magaalladda ayaa aad loo adkeeyay, waxaana waddooyinka qaar lagu xardhay sawirada Madaxweynaha.

Mudane Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu la kulmo madaxweynaha maamulka Jubaland, siyaasiyiinta degaanka iyo ururadda Bulshada rayid-ka ah.

Dhinaca kale madaxweyne Farmaajo, ayaa waxa uu kormeer ku tagi doonaa xero ciidan oo ay ku diyaarsan yihiin ciidanka isku dhafka ah ee loo diyaariyay in ay la dagaalamaan Al Shabaab.

Kulamadda madaxweynaha iyo meelaha uu booqdo kala soco wararkeena kale.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...