MASJIDKA XARAMKA: Sawir Laga Qaaday SHIMBIR Ku Dul degay Gacanta Nin Ku Qushuucay Ducadii Salaadda Taraawiixda

Date:

Sawir laga qaaday Masaajidka barakaysan ee Xaramka, gaar ahaan salaaddii Taraawiixda ayaa waxa aad looga dareemay guud ahaan Dunida kadib markii baraha bulshada aad la iskugu waydaarsaday. Sawirkan ayaa ah mid ninka uu shimbirku dul istaagay gacantiisa ayaa waxa ka muuqatay khushuuc aad u badan waxaan xiligaasi socotay Ducada Witriga ee Salaadda Taraawiixda, sidoo kale shimbirkan ayaa si deggan oo xasilooni ku jirto u dul istaagay gacantaa ninkaasi muslimka ah ee ilaahay gacamihiisa kor ugu taagay.

Shimbirkan ayaa waxa uu u muuqday in uu yahay mid u fiirsanaya ninkan iyo sida uu u khushuucsanyahay.

Arrintan ayaa ah arrin mucjiso ah taasi oo muujinaysa in iimaanka dhabta ahi uu yahay mid qofka si dhab ilaahay iskugu dhul-dhigo ayaa xataa makhluuqaadka kale u sikhirnaayaan.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...