Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex ayaa si adag uga hadlay qoraal kasoo baxay dawladda Ingiriska oo ay ku shaaciyeen 48 Dal oo aan amaankooda la isku halayn Karin oo ay dalalkaas ku dartay Somaliland.