War Deg Dega:Shil Gaadhi Oo Naxdin Badan Ayaa Ka Dhacay Degmada Sheikh + Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca

Date:

Dhimashada Iyo Dhaawaca Laba Qof Ayaa Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Wadada U Dhaxaysa Magaalada Burco Iyo Degmada Sheikh,11 Qof Oo Saarna Gaadhi Nooca Taxka Ah Ayaa Waxaa Soo Gaadhay Shil Xadin Badan,Kuwaas Oo Iminka Dhaawacoodii Lagu Dabiibayo Dhakhtarka Degmada Sheikh Halka Qaarna Loo Dhaadhiciyay Magaalada Berbera,
Labada Qof Oo Ku Naf Waayay Shilkan Ayaa Kala Ah,Gabadh Iyo Wiil,Waxaana Maydkooda Loosoo Qaaday Magaalada Burco Oo Ay Ka Safreen Markii Hore

Dadkan Oo Dhalinyaro Ah Ayaa Isugu Jiray Shan Hablood Iyo 6 Wiil Waxaanay U Dalxiis Tageen Buurta Sheikh,Sidoo Kale Wararka Aanu Ka Helayno Degmada Sheikh Ayaa Sheegaya Inay Jiraan 4 Qof Oo Iyagu Dhaawac Culus Soo Gaadhay,Isla Markaana Loo Qaaday Magaalada Berbera Si Loo Gaadhsiiyo Cusbataalka Weyn Ee Gobolka SAAXIL

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...