Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxaa ay hogaamiyaha xisbiga Waddani ka hor istageen in uu galo Cisbitaka weyn ee magaalada Caybana si uu halkaasi ugu wareejiyo deeq daawooyin ah oo uu u siday dad xanuun u jiifa halkaasi .
Ciidamada Booliska ayaa waxaa ay qori ku qabteen Hogaamiye Xirsi isla markaana waxaa ay sheegen in ay qabaan amar uu bixiyey taliyaha qeybtu kaas o ah in aanu soo galin Cisbitalka
Hogaamiye Xirsi ayaa waxaa uu warbaahinta iminka kula Hadley afaafka hore ee Cisbitaalkaasi oo ciidamo lagu wareejiyey isla markaana waxaa uu si kulul u canbaareeyey ficilkaasi
Sidoo kale Hogaamiye Xirsi ayaa waxaa uu deeqdii daawooyinka ahaa ee uu siday uu banaanka cisbitaka isaga oo taagan uu ku wareejiyey cuqaal iyo odayaal reer Caynaba Ah