Somaliland: Ma Dhaab In Xukuumadu Sanadka Joojisay Xuskuu 18 May?

Date:

Xukuumada Somaliland ayaa la sheegay in gabi ahaanba ay sanadkan joojisay xuskii loo sameyn jiray sanad guurada ka soo wareegtay markii ay somaliland xoriyadeeda kala soo noqotey dalka Somaliya ee 18 May .

Sidoo kale xukuumada ayaa la sheegay in ay go,aamisey in loo kala diro goobihii ay ka yimadeen ciidamada kala duwan ee Somaliland ee gaardiska ku mari lahaa wadada .

Ilaa hada ma jiro wax war ah oo xukuumadu ka soo saartey arintan balse xogaha ay helayso shabakada Ilaysnews.com ayaa sidaasi u xaqiijiyey

Sababta ay xukuumadu u joojisay xuska 18 may ee sanadkan ayaa xogaha ay Wargane.com ku sheegen in ay tahay abaaraha xoogan ee dalka ka jira

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...