Waftigii xisbiga Waddani ee mudooyinkii ugu danbeeyey safarka ku maraayey waddamada  qaarada Yurub ayaa la filayaa in ay saaka ka soo degaan madaarka diyaaraha ee Hargeysa .

Qaban qaabo xoogan oo lagu soo dhaweynaayo waftigan ayaa saaka laga dareeemayaa magaalada Hargeysa waxaana la filayaa in soo dhaweyn heer sare ah lagu qaabiloo wafigan

Comments

comments