Waxa maanta qasriga madaxtooyada Somaliland uu kulan ku dhex maray madaxwaynaha Somaliland iyo gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada,waxaana uu madaxwayne Siilaanyo mar kael go’aamiyey in mar kale hakadd la galiyo qorista shaqaalaha cusub ee dawlada.

Comments

comments