Beelaha Iyo Cuqaasha gobalka Awdal oo shir balaadhan iskugu yimid waxaa ay baaq ka sooo saaren qaadashada kaadhadhka cod bixiyayasha oo gobalkaasi dhawaan ka bilaabmi doonta

Madax dhaqameedka ayaa waxaa ay dadweynaha ku nool gobalada Awdal iyo salal ugu baaqeen in ay kaadhadhkaasi si hamsi ah u qaatan

Comments

comments