Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Mr Cali Khaliif Galaydh Iyo M/Ku Xigaankiisa Oo MaantaShir Jaraaid Ku Qabtay Xarunta Iyagu  Maamulka Khaatumo ayaa Si Wada Jir Ah Uga Hadlay Danaha Kooxda Khaatumo ee Somaliland U Socda

Sido kalana Waxa Oo Ka Hadlay Cali Khaliif Xanuunada Dhawaan Ka Dilaacay Gobolka Buuhoodle Ee Xanuunka Shuban Biyoodka Isagu Cod Dheer U Diray Beesha Caalamka Si Qacan Luga Geysto Caawimooyinka.

Comments

comments