War Deg Deg Ah: Qarax Xoogan Oo Imika Gil-Gilay Caasimadda Muqdisho + Khasaaraha U Gay,,

Date:

War Deg Deg Ah Qarax Xoogan Oo Imika Ka Dhex Hilacay Caasimada Muqdisho Ayaa Waxa U sababay Dhimasho Ciida Ka Badan Iyo Dhaawacyo Balaadhan Goor U Farmaajo Safar Iskaga Badhiyaynayo

Qaraxa ayaa ka dhashey gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey kaas oo lala beegsadey kolanyo baabuur ciidan ah oo ka soo baxdey xarunta wasaarada gaashandhiga oo ay saaka ka dhacdey xaflad ay xilka kula wareegaayeen taliiyaha cusub iyo abaanduulaha cusub ee ciidanka xooga dalka Somaliya dhawaan loo soo magacaabey .

Taliyaha ciidamada xooga dalka Somaliya Maxamed Jimcaale Cirfiid oo weerarka lagu qaadey ayaa la sheegayaa in uu ka bad baadey balse waxaa khasaare dhimasho iyo dhawaac isku jiraa soo gaadhey ciidamo ka tirsan Military ga Somaliya iyo ilaalada khaaska ah ee taliyaha .

Warar ayaa sidoo kale sheegaya in Qaraxa ayaa waxyeelo xoogan gaadhsiiyay Gaadhi nuuca PLKA oo ay saarnaayeen dad badan, waxaana la sheegay in dadkii gaadhigaasi saarnaa ay noaqdeen kuwa dhintay iyo kuwa dhaawacmay, waxaana lamaiga yaala meydad qaarkood jirkooda uu go’ go ay.

Dhamaan Wadooyinka soo gala goobtaas ayaa la xidhay waxaana goobta ku caraarey baabuuta gurmadka deg deg ah , mana kala cada tirada dadka dhintey iyo kuwa dhaawacmey

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...