War Deg Deg Ah: Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Imika Warqad Cusub Soo Saaray Nuxurka Ay Daarantahay

Xassan Cali Kheyre ra’isul wasaaraha xukuumada Soomaaliya  ayaa soo saaray Wareegto ku saabsan, xilliga shaqo ee shaqaalaha dowladda, oo uu sheegay ra’isul wasaaruhu in loo baahanyahay in la xoojiyo shaqada dowladda.

Comments

comments