Guddoomiyaha Xisbigga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal cali waraabe oo si qoto dheer igu hadlay Arrimaha Siyaasada Dalka Waxanu Sheegay Hadii u qabto Talada Dalka Inu simi doono Waxbarashada korna u qaadi doono waxbarashada

sido kala waxa u hadalo xanaf leh ku tuuray muuse biixi cabdi “Muusaw Dalka maxad ugu talow gashay ma inay Wada Yaacan Ila Xamar Ay Tagan”

Isla sidoo kalan waxa oo dhalacayn weyn howiyey xisbigga Mucaardka ah ee Waddani Oo U Kabaha la dul-maray sido kala u sheegay hadii uu waddani talada dalka qabto inta hadhayna inay xamar iska xaadirin Doonyo” Saan waxa yidhi Faysal

Comments

comments