Friday, December 2, 2022
Home Tags Xisbigga Waddani

Tag: Xisbigga Waddani

Somaliland: Weftigii Xisbiga WADDANI Oo Dalka Ku Soo Laabtay Iyo Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Sicir-bararka, Abaarta Iyo Muddo-kordhin Dambe

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdilaahi (Cirro) iyo wefti ballaadhan oo muddooyinkii dambe socdaal shaqo ugu maqnaa dalka dibaddiisa oo shalay...

War Deg Deg Ah: Khilaaf Xoogan Oo Mar Labaad Ka Dhex Qarxay Xisbiga Waddani + Cabdirashi,,,,,,

Warar xoga gaal ah oo ay halaso Shabakada Wargane Ayaa Waxay sheegaya inu khilaaf adag soo kala dhex galay hogganka sare e xisbiga waddani...

Somaliland: “Dalka Doorasho Kama Dhacayso” Xisbiyada Mucaardka Ah Oo Isku Shaadh Xidhay

Mas’uuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID ayaa si wada jir ah xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE ku eedeeyey inaanay illaa hadda bixin qarashkii...

Deg Deg: Ciidamada Booliska Oo Imika Xabsiga Dhiigey Masuulin Ka Tirsan Xisbiga Waddani

Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa goor dhaweyd xabsiga dhaxe ee magaalada Hargeysa u taxaabay Xoghayahii Ciyaaraha Xisbiga WADDANI Md.Yoonis Axmed Yoonis iyo weli ba sida...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Kabaha La Dul-Maray Kumiye Iyo Waddani ” Hadu Waddani Qabto Xamar Ayaa Lagu Ya,,,

Guddoomiyaha Xisbigga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal cali waraabe oo si qoto dheer igu hadlay Arrimaha Siyaasada Dalka Waxanu Sheegay Hadii u qabto...

Somaliland: Xuseen Axmed Caydiid Oo Sharci-jabin Ku Tilmaamay In La Sameeyo Guddi Musdanbeed

Wasiirkii hore ee Wasaaraddaha Cadaalada iyo Hawlaha Guud Md. Xuseen Axmed Caydiid, imikana ka mid ah hoggaanka sare ee  Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa...

Somaliland: “Sida Uu Xisbigu U Fikirayaa Waxa Weeye Ol’ole Nadiif Ah Oo Uu Reer Somaliland Codkooda Marti Uga Yahay”

Madaxa Ololaha Ee WADDANI Oo Mabaadii’da Gundhiga U Ahaa Shir-hawleed Dib Loogu Eegeyey Barnaamijkooda Ololaha Oo Shalay La Soo Gebogabeeyey. “Mabda’a Uu Xisbigu Aaminsan Yahay...

MOST POPULAR