Somaliland: Xubno Wasiiro ah Oo Ku Sii Qolqolaysa Gobolka Saaxil Iyo Waxay Daaranyihiin

Somaliland: Wasiiro Dhex lugeyey Gudaha Degmada Cusub ee Adhicadeeye iyo Soo Dhawayntii Diiranayd ee ay la kulmeen
Somaliland: Wasiiro Dhex lugeyey Gudaha Degmada Cusub ee Adhicadeeye iyo Soo Dhawayntii Diiranayd ee ay la kulmeen

Wasiiro tiro badan oo ka tirsan xukumadda siilaayo ayaa ku sii qulqulaya magaalo xeebeedka Barbara halkaas oo la filayo in uu maanta haddii eebe ogolaado in uu ka soo dago wasiirka wasaaraada duulista iyo hawadda ee waddanka Imaaraatka Carabta.

Ujeedadda socdaalka wasiirkan ayaa la xidhiidha in uu soo eego oo uu u kuur-galo saldhiga ciidan ee dhawaan lagu wareejiyay imaaraatka carabta waxaana la filaayaa in uu marka uu booqashadiisa dhamaysto uu dib ugu laaban doono waddankiisa .

waxaana ka mida wasiiradda barbara hadda ku sugan wasiirka duulista iyo hawadda, wasiirka ganacsiga, wasiirka arrimaha dibadda, wasiir-ku xigeeno halka ay dhexda kusii jiraan wasiirka madaxtooyadd iyo xanaanadda xoolaha.

Dhinaca kale Magaaladda Barbara ayaa aamusan oo aan wali dareenka shacabka la saadaalin karin

Comments

comments