Dooxa Aw Barkhadle oo u dhaxeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ayaa waxaa uu galabta qaadey laba hablood oo walaalo ah ka dib markii uu dooxaasi daad xoogani ku soo rogmadey .
Laban Hablood ee walaha ah ayaa waxaa ay ka yimadeen magaalada Berbera waxaana ay ku soo socdeen magaalada Hargeysa , waxaana Magacyadooda la kala yidhaahda Foosiya Maxamed Yuusuf iyo Asma Maxamed Yuusuf waxaana la isku deyey in la bad baadiyo balse alleh ma qadarin oo daadka ayaa la tagey