Wasiirka wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu si adag uga hadley bandhig dhareed ay dhalinyaro reer Somaliland ahi ku sameyeen magaalada Hargeysa .
Sheekha ayaa waxaa uu sheegay in bandhig dhareed kasta oo diinteena aan waafaqsaneen uu yahay xaraan isla markaana aan la aqbali doonin
Sidoo kale Sheekha ayaa waxaa uu ka hadley dhibaatada sixirka iyo waxa ay diinta Isaamku ka qabto , waxaana uu sheegay in ku dhaqanka iyo barashada sixirku uu yahay shey ay diinteenu xaarantimeysay