Somalia: Madaxweynaha Somaliya Oo Maanta Ka Anba Baxay Moqdisho Iyo Socdaalkiisa Safar

Date:

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo booqasho rasmi ah ku tagi doono.

Waxaana ay noqoneysa booqashadani tii u horeysay ee uu mid ka mid ah dalalka deriska ah ku tago, sidoo kale waa safarkii labaad oo uu dalka dibaddiisa ah ee uu ku baxo Farmaajo

Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Madaxweynaha Somaliya ayaa kaga qeyb galaya magaalada Nairobi shir madaxeed gaar ah oo looga hadlayo arrimaha qaxootiga, kaasoo ay yeelan doonaan Madaxda Urur Goboleedka IGAD.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmi doona Madaxweynaha Kenya, iyagoo yeelan doona kulan gaar ah oo ay kaga wada hadlayaan xidhiidhka labada dal, iskaashiga, amniga iyo arrimo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...