War Deg Deg Ah: Golaha Wasiirada Xukuumada Somaliya Oo Iminka Lagu Dhawaaqey , Magacyadooda Iyo Deeganada Ay Ka Soo Jeedan

Date:

Raysal Wasaaraha cusub ee dalka Somaliya ayaa wax iminka si rasmi ah ugu

dhawaaqey golaha wasiirada xukuumadiisa cusub , waxaana ay ka kooban tahay 26 wasiir iyo hal Raysal Wasaare ku xigeen

Wasiirada uu ku dhawaaqay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa isugu jira-Wasiiro , Wasiir kuxigeeno iyo Wasiiro Dowlayaal, waxaana Wasiirada qaar kamid ah Siyaasiyiin caan ah oo horey xilal kala duwan dalka uga soo qabtay.

 

Halkan Hoose Ka Akhri Liiska Wasiirada Cusub

1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen  Qabiilkiisa / Ciidagale

 

2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha : Qabiilkiisa / Majeerten / Ciise Maxamuud

 

3- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda :-  Qabiilkiisa  / Hawiye  / Habar Gidir / Cayer

 

4- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda  :- Qabiilkiisa / Gudobiirsi

 

 

5- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka :- Qabiilkiisa   Laylkayse

 

6- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga : Qabiilkiisa / Warsan Gali

 

7- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha :- Qabiilkeeda / Jeraar Weyn :- Daa,uud Aweys Walaashii Weeye

 

8- Eng. Cabdi Cashuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada

 

9- Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka

 

10- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha :  Qabiilkeeda / Habarjeclo / Udurxiim

 

11- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga

 

12- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud

 

13- Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka

 

14- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka

 

15- C/raxmaan Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka  : Qabiilkiisa / Dhul Bahante

 

16- Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha

 

17- Eng. C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta

18 – Dr Foosiya Abiikar Nuur  Wasiirka Caafimad iyo Daryeelka Bulshada

19- Xil.Prof Saalim Caliyow Ibrow Wasiirka Korontada iyo Biyaha

20- Xil Saalax Axmed Jaamac  Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha  Qabiilkiisa/Habaryoonis

21- Xil Iiman Cabdilaahi Cali Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinta

22- Cabdirashiid Cabdilaahi Maxamed Wasiirka Gaashandhiga

23- Xil. Sheekh Nuur Maxamed Xassan Wasiirka Xanaanad Xoolaha

24 – Cabdiraxmaan Daahir Cismaan Wasiirka Waxbarashada iyo Taclinta Sare

25- Deeqa Yasiin Xaaji Yuusuf

26- Xil Eng Cabdirashiid Maxamed Axmed

Halkan Hoose Ka Akhriso Liiska Wasiir Ku Xigeenada Iyo Wasiirul Dawlayaasha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...