Somaliland: Madaxweyne Siilanyo Oo Goor Dhaw La Filaayo In Uu Ka Baxo Madaxtooyada Iyo Hawlo,,,

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa wararka naga soo gaadhaya madaxtooyadu waxaa ay sheegayaan in la filaayo in uu goor dhaw madaxweynuhu ka baxo qasriga Madaxtooyada .

Waxaana la filayaa in uu madaxweynuhu uu booqasho ku tago cisbitalka weyn ee Caasimada Hargeysa kaas oo aan wax badan ka fogeyn xarunta madaxtooyada

Madaxweyne Siilanyo ayaa sida ay wararku nagu soo gaadhayaan waxaa uu halkaasi xadhiga ka jari doona qeybta adeega deg deg ah oo cisbitalkaasi lagu soo kordhiyey isla markaana ay maal galiyeen qaar ka id ah shirkadaha ganacsigu

Comments

comments