Qaar ka mid ah shaqalaha dekada Berbera ayaa waxaa ay maanta sameeyen mudaharaad ka dib markii ay is khilaafeen shirkada dhawaan xukuumadu ku wareejisay maamulka dekadaasi ee DP World