Fadhigii ay saaka yeesheen xildhibaanada golaha guurtida Somaliland waxaa ay xildhibaanad Muddo Kordhin u Sameyeen Xukuumada Madaxweyne Siilanyo
Xildhibaanada Ayaa U Codeeyey In Ay Doorashada madaxtooyady qabsoonto 13.12.2017 isla markaana golaha wakiilada iyo deeganaduna ay qabsoonan bisha afraad ee sanadka 2019