Somaliland: Golaha Guurtida Somaliland Oo Hada La Soo Hor Dhigay Muddo Kordhinta Xukuumada Siilanyo

Date:

Fadhigii saaka ee mudanayaasha golaha guurtida Somaliland oo uu shir gudoominaayey gudoomiyaha golahaasi Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa xildhibaanada la soo hor dhigay muddo kordhinta loo sameynaayo xukuumada madaxweyne Siilanyo

Gudoomiyaha golahaasi ayaa waxaa uu xildhibaanada ku war galiyey in arinta muddo kordhinta uu u saaray guddi ka kooban 21 xubnood isla markaana ay muddo laba cisho ah ka soo talo bixin doonan inta ay leekan doonto muddo kordhintaasi

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in sababta uu culeyska intaas leeg u saarayo ee gudidaas badan ugu saarayo arintan ay tahay culeyska ay leedahay iyo sidii cid waliba iskaga dhex arki laheyd .

Gudidan ayaa waxaa gudoomiye u ah gudoomiye ku xigeenka golahaasi Siciid Jaamac Cali isla markaana waxaa ay golaha hor keeni doonan go,aankooda maalinta Isniinta ah ee bishu tahay 06.03.2017

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...