oghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Golaha Isugu yeedhay Xildhibaanada Uu Golahaasi Koobsado+Maxaa Soo Kordhay.Hargeysa(Burcoonline)Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa soo saaray qoraal uu isugu yeedhaayo Golaha Wakiilada oo uu dib ugu bilaabmi doono Fadhigoodii.
Waxaana si cadi ah u bilaabmi doona kalfadhigoodii caadiga ahaa ee 33-naad , iyada oo lala socodsiiyey mudaneyaasha aan fasaxa haysan inay soo galaan shaqada.