Warar xogagaal ah oo imika soo geedhay xafiiska shabakada wargane ayaa waxay sheegayeen inu xisbiga waddani Ko Hawlan yahay inu mudaharaad balaadhan maalinta bari ah Ka Dhaceen Kasoo Lagag So Horjeedo Saldhiga Milary Ee Magaaladda Berbera Ee Dalka Imaarada Isage oo imika ku hawlenSidi ay mudaharaado ay isku qabsanlahayn dhamaan Gobalada Iyo Degmooyinka Jsl
Waxanay inta wararku ku darayeen inu xisbiga waddani oo cadaystay sidi saldhiga ula degaalami laha isaga oo ku diyaariyey kharash badan ku bixiyo sidi ay mudaharadadaasi u dhici lahayeen dhamaanba gobalada iyo degmooyinka qaar