War Deg Deg Ah: Shirgudoonka Labada Aqal Ee Guurtida Iyo Wakiilada Oo Hada Isku Shubay Madaxtooyada Somaliland + Sababta Loogu Yeedhay

Date:

Labada shir gudoon ee golaha wakiilada iyo Guurtida oo ay kala hogaaminayaan Cabdiraxmaan Ciro iyo Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxaa ay hada galeen madaxtooyada Somaliland

Si Rasmi ah uma cada sababta loogu yeedhay laba shir gudoon ee Guurtida iyo Wakiilada balse xogo ay Ilaysnews.com ka heshay ilo ka ag dhaw madaxtooyada waxaa ay sheegayaan in kulan albaabadu u xidhan yahiin qasriga madaxtooyda kulan qaadan doonan Madaxweyne Siilanyo .

Sidoo kale xogahan ayaa waxaa ay intaaasi ku sii darayaan in la filaayo in ay ka wada hadalaan madaxweynaha iyo shirgudoonka labada aqal fadhi deg deg ah oo dhawaan madaxweyne Siilanyo isku yeedhay xildhibaanada labadaasi aqal isla markaana uu madaxweynuuhu u soo bandhigi doono ujeedka uu ka leeyahay fadhigaasi aan caadiga aheyn ee uu isku yeedhay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...