Somalia: Daawo Musharax Faroole Oo Ka Hadley Muranka Badda Somaliya Iyo Faro Galin Ay Doorashada Dalkaasi Ku Hayaan Dawlado Shisheeye

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud Faroole oo ah musharax u taagan in uu noqdo madaxweynaha cusub ee dalka Somaliya ayaa waxaa uu ka hadley muranka Badda Somaliya waxaana uu si kal iyo laaba ah u soo dhaweeyey go,aankii maxkamada caalamiga ahi ka soo saartey maalintii shalay aheyd arintaasi

Sidoo kale Musharax Faroole waxaa uu ka hadley faro galin uu sheegay in dawlado shisheeye ay ku hayaan doorasahda dhawaan dalkaasi ka dhici doonta waxaana uu xildhibaanada baarlamaanka dalkaasi ugu baaqay in aanay faro galintaasi dheg jalaq u siinin

Comments

comments