Somaliland: Wasiir Cali Mareexaan Oo Indhaha Ka Xidhay Wax Ka Qabashada Bariishka Weyn ee Caasimada Hargeysa Iyo Fadeexadaha Dul Hoganaya

Date:

Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryeenta Somaliland Cali Maxamed Xassan (Cali Mareexan ) ayaa waxaa uu si toos ah indhaha uga xidhey wax ka qabashada bariishka weyn ee caasimada Hargeysa

Bariijka ayaa waxaa uu hada qarka u saaran yahay in uu gabi ahaanba dumo oo uu meesha ka baxo ka dib markii tiirarkii uu ku tagnaa qaar ka mid ahi uu daadku soo faqay isla markaana ay dibada taalo oo in ay go,do ku dhaw dahay

Wasiirkan ayaa waxaa hoos yimaada wadooyinka dalka oo dhan iyo biriishyada oo iyagu wadooyinka ka mid ah waxaana dul hogoneysa fadeexado ku saaban shaqadiisa gaar ahaan arimaha wadooyinka oo warar soo gaadhaya shabakada Ilaysnews.com ay sheegayaan in aan sidii la rabay wax looga qaban

 

Ma aha markii koowaad ama labaad ee qaylo dhaan ay warbaahinta Soo mariyeen dadka isicmaalka Biriijka weyn ee caasimada oo iyagu ku baaqay in wax laga qabto balse dhamaan baaqyadaas wasiirku dheg jalaq umuu siin wax uu ka qabteyna ma jirto , marka laga yimaado cagaf laba maalin ka hor halkaas tagtey oo cida ku aastey tiirki soo baxaay oo isagu u baahnaa in gabsan biyaha ka celiya lagu xidho

Lama Garanaayo ujeedka uu wasiirku ka damacsan yahay wax ka qabashada bariijka weyn ee Hargeysa oo hada qarka u saaran in u gabi ahaanba meesha ka baxo , hadii uu daad soo maro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...