Friday, December 13, 2019
Home Tags Cali Maxamed Xassan (Cali Mareexan )

Tag: Cali Maxamed Xassan (Cali Mareexan )

Somaliland: Wasiir Cali Mareexaan Oo Lacag Hal Milyan Ku Dhaw Hanti Dawladeed Kaga Iibsaday Maayarka Berbera Iyo Boobka Cad Ay Masuuliyiinta Qaarkood Ku Hayaaan Hantida Dawladda

Warar xog ogaal ah oo soo If baxaya ayaa daaha ka fayday dhul dan guud ah oo dawladu lahayd oo uu wasiirka Hawlaha guud...

Somaliland: Xifiltanka Dagaal Ee Maxamuud Xashi Iyo Cali Mareexaan Oo dibada U Soo Baxay.Iyo Laba Kooxood Oo Kala Tageersan Labada Wasiir Oo Baskoolado Isula Baxay Goob Xaflada.

Wasiiradda Madaxtooyada iyo Hawlaha Guud, Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) oo isku degaan ka soo jeeda ayaa xifiltanka dagaal ee...

Somaliland: Maxamuud Xaashi Iyo Cali Mareexaan Oo Madaxwaynaha Hortiisa Ku Kala Adkaaday Qorshe Ku Aaddan Go’aanka Ay Somaliland Ka Qaadanayso Khilaafka Dalalka Carabta.

Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Soo Jeediyey Inay Somaliland Taageerto Sucuudiga Halka Uu Cali Mareexaan-na Ku Taliyey Inaan La Dhex-gelin Dagaalka Bariga Dhexe + Cod...

Somaliland: Wasiir Cali Mareexaan Oo Saaray Warqad Cusub Iyo Waxay Ay Ka Hadlayso Iyo Ciday Ku Socoto

Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryeenta Somaliland Cali Maxamed Xassan ayaa waxaa uu ka Hadley munaasibada xuska 18 May iyo abaaraha dalka ka dhacay...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Horjoogsaday Wasiiradda Caafimaadka Iyo Hawlaha Guud Oo Damcay Inay Kala Tuuraan Xarunta Caafimaadka “Ex.Civil Center” Ee Badhtamaha Suuqa Hargeysa.

“Labadan Wasiir Ayaa Dalabkoodu Ku Sababeeyay Inay Xaruntaasi Suuq Badhtankii Noqotay Oo Aanay Shaqayn,Sidaa Darteedna Lacagta Lagu Iibsado Ay Ku Badelayaan Xarumo Caafimaad Oo...

Somaliland: Ma Dhaba Inu Wasiir Cali Mareexaan Oo Iibinaya Bogcada Ugu Qaalisan Hargeysa + Qiimaha Uu Siisanaayo .

Wasiirka wasaarada Hawlaha guud Cali Mareexaan iyo wasiirka wasaarada caafimadka Saleeban Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa waxaa la sheegay in wakhtigan lagu jiro kala...

Somaliland: Waa Nasiib Darro In Dulmigii Shalay Oo Kale Maanta [Madaxweyne Siilaanyo] Magaciisa Naloogu Geysto, Maxamuud Xaashi Iyo Cali-marreexaan Waxaan Leeyahay [Madaxweynaha] Magaca Ha ka Xumaynina”

Waa Nasiib Darro In Dulmigii Shalay Oo Kale Maanta Magaciisa Naloogu Geysto, Maxamuud Xaashi Iyo Cali-marreexaan Waxaan Leeyahay Magaca Ha ka Xumaynina”...

Somaliland: Yaab Wasiir Cali Mareexaan Oo Maah_maah Uu Yidhi Cabdi Waraabe Dhulka La Dhacay

Cali Xasan Maxamed  (Cali-marreexaan)- Wasiirka Hawlaha Guud, Guriyeynta & Gaadiidka Somaliland aya waxa uu dhulka la dhacay maah maah uu yidhi xildhibaan cabdi waraabe...

Somaliland: Wasiir Cali Mareexaan Oo Gaadhi Qaali Ah Kale Soo Degey Dekedda Boosaso Goor Abaaro Lo Go,ayo

Wasiir wasaarada hawlaha guud Cali mareexan ayaa gaadhi qaaliya kala soo degey dekeda boosaaso Baabuurkan oo cusub kana mid ah noocyada qaaliga ah (NISSAN)...

Somaliland: Maxa Iska Badalay Mudadii Wasiir Cali Mareexan Maamulayey Wadooyinka Jsl?

Mudadii Uu Wadooyinka Maamulatay Wasiir Cali Hassan Waala Ogyahay Waxa Qabsoomay, Qoraxdana Sacab Laguma Qarin Karo. Sida aan saxaafada badhkeed ka dheehanayay waxa ku jiray...

MOST POPULAR