Samsam Diiriye Suudi (Samsam-Waddani) ahaan jirtayna xoghayaha abaabulka iyo wacyigalinta Xisbiga Waddani ayaa sheegtay inay gebi ahaanba iska casishay xilkii iyo xubinnimadii ay ka haysay xisbigaasi “Waxaan maanta halkan ka cadeynayaa inaan iska casiley xilkii iyo xubinimadii xisbiga WADDANI, markii aan arkey inaan xisbiga WADDANI dani ugu jirin qaranimada Somaliland.”
Home  Somali News  Somaliland: Madaxa Abaabulka Iyo Wacyigelinta G. M/jeex Ee Xisbiga WADDANI Samsam Diiriye...

