Somaliland: Wasiir Qabyo-tire oo Ammaanay Kaalinta Horumarka Togdheer ee Xildhibaan Bidhi

Date:

Badhasaabkii hore ee Gobolka Togdheer, Maxamed Ibraahim Aadan (Qabyatire), oo haatan ah Wasiirka Qorshaynta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Deegaanka ee Burco, ayaa ku sifeeyay waslad dahab ah, waxaanu majeertay waxqabadkiisa.

Badhaasbkii hore waxa uu sidaas ka sheegay xaflad reer Burco habeen saddexaadkii ku sii sagootinayeen, waxaanu hadal uu ka jeediyay xafladaas ugu mahad celiyay Golaha deegaanka, laamaha dawladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda ee la shaqeeyay muddadii uu xilka maamulka Togdheer ku magacownaa.

“Qofku inta uu nool yahay ayaa wixii la odhanayo la yidhaahdaa, waxaan halkan sheegayaa Xildhibaan ka mudan Xildhibaannada Golaha deegaanka Burco waa Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi, waliba waa waslad dahab ah oo Burco dhex taalla. Waxaan idin leeyahay si gaar ah u ogaada Xildhibaanka,”ayuu yidhi Wasiirka Qorshaynta oo ahaa Badhasaabkii hore eeTogdheer.

Xildhibaanku waxa uu shaqeeya oo kaalin ku leeyahay horumarinta dhallinyarrada Burco, waxa kaloo uu door shariif ah ka qaataa horumarinta gobolka Todheer.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...