Hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay xaalada abaaraha ee gobolada bariga Somaliland iyo guud ahaanba dalka, waxaanu baaq u diray xukuumadda Somaliland, bulshada qaybaheed kala duwan iyo beesha caalamka

Comments

comments