Garabka qaban qaabada shirweynaha xisbiga UCID ee musharax Jamaal Cali Xussen waxaa ay sheegen in ay gabi ahaanba ay qaadaceen shirka aan caadiga aheyn ee ay maxkamada sare amartey in uu xisbigaasi Qabsado

Waxaa ay sabab uga dhigeen in xisbigii aanu laheyn gudoomiye mar hadii uu Faysal Cali Waraabe noqdeyna musharax ay xilkii gudoomiye nimo banaan tahay waxaana ay ku dhawaaqen in 06.011.2016 ay qaban doonan shirweyne ay ku dooran doonan gudoomiye cusub oo xisbiga UCID yeesho

Comments

comments