Somaliland: Muxu ka Yidhi Cali Guray Loolanka Xisbiga Waddani Oo Cirka Isku Sii Shararaya?

Mujaahid Cali Yusuf oo qoraal kooban soo dhiagay barta oo ku layahay faceboog aya waxa kaga hadalay arrimaha xisbiga waddani waxanu yidhi::::

Halkuu ku dhamaan doonaa tartankani? Ma natiijo lagu wada joogi doono mise mid lagu kala tegi doono? Haday noqoto mid lagu wada joogo waa ugub ee curad maaha. Bal aan eegno itaxaankii ugu dambeeyay ee ugu adkaa WADDANI waa beri eh. Haday isku duubni kaga soo baxaan guusha cid kasta iyagaa uga dhaw. Hadiise reer dhami ka dhaqaaqo cidna guusha ugama dhawa waayo hadii ku wada joogaan kii doonaaba ha soo baxo eh markaa Awdal oo dhan waxa ka go’aya inta Zaylici kala hadho 75% of Awdal iyaga ayaa heli doona hadii Alleh yidhaa. Hadii laga helo Gudoomiye xigeenka Axmed Muumin Seed oo Habarcarfaan oo dhami marka keliya WADDANI ka wareegto oo Kulmiye ka helaacdo markaa xaalku waa halis oo in Daroo lagu baandheeyo ayaa suurtogal ah marka Maxad Case iyo Habarcarfaan ay meel ka soo wada jeedsadaan. Hadii Seed uu ku guulaysto markaana waxa soo baxaya sawir ama sawiro kale oo mid ka badan

Comments

comments