Somaliland: Wasiir Xukuumadda Siilaanyo Ka Tirsan Oo Hore Sarkaal Milatari U Ahaan Jiray Oo Soo Dhawayntii Madaxweynaha Ku Qaabilay Salaan Ka Duwan Tii Wasiirrada

Date:

Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland Cumar Maxamed Faarax oo ka mid ahaa xubno wasiiro ah oo madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyey madaxweyne Siilanyo oo shalay dalka ku soo laabtey ayaa markii uu madaxweynuhu Wasiirada salaan la soo dhex maray waxaa uu wasiirkani ku qaabilay madaxweynaha salaan ka duwan tii ay dhigiisa wasiiradu ka qaabileen isaga oo u salaamay qaabkii uu salaanta u bixin jiray markii uu ahaa sarkaalka ciidamada ka tirsan wakhtigii dawladdii hore ee Soomaaliya .

Wasiir Cumaar Faarax ayaa waxaa uu madaxweynaha u salaamay qaabka ay ciidamadu salaanta u kala qaataan waxaana xusid mudan in uu wasiirkani ahaa sarkaal ciidan oo ka tirsanaan jiray dawladii siyaad Bare taasina shalay ka duday qaabkii shacabka ahaa ee ay wasiirrada kale ee saaxiibadii salaanta u bixinayeen.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...